Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado PDF Oku

Sirta Guusha (Somalice)  Qof Hanyar Mahano Qaado PDF Oku

Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado PDF oku, PDF kitap depomuzda, Hassan Mudane tarafından kaleme alınan Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado isimli kitabı siz değerli okurlarımız için hazırladık. 9786059681841 dilinde ve Kitap Kağıdı ebatında basılan ayrıca  SOMALİCE sayfadan oluşan Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado kitabı 112 olarak yayınlanmıştır.  Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado kitabını 10.11.2016 numarası ile orijinalliğini sorgulayabilirsiniz. Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado PDF Oku.

Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado PDF Oku

“Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda.”
Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto? Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha, waa jiheeye ku tusiya waddada guusha, waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha. Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guulaysto? Ma kula tahay guusha inay iska timaado bilaa sabab la’aan? Ma umalaynaysaa inaad guulaysan karto adigoo aadan guusha u halgamin? Ma kula tahay in guusha xaglo laabadan lagu gaaro? Miyey kula tahay inay guusha fadhiga kuugu imaan doonto? Maya sidaas ha ku fikirin waayo guusha markaad dalbato durbadiiba iskama timaadee sababo isbiirsaday ayay ku timaadaa marka baro sababhaas si aad u hesho sirta guusha! Buuggaan wuxuu farta kuugu fiiqi doonaa habkii aad ku ugaarsan lahayd guusha aad dalbanayso, wuxuu taabanaya oo kaaga sheekaynayaa sidii aad u guulaysan lahayd, hormar u gaari lahayd, yoolkaaga u xaqiijin lahayd adigoo adeegsan doona qaaciddada guusha. Buuggaan Sirta Guusha waxaa saldhig u ah labo shuruuc oo kala ah:
1. Inaad hesho xog muhiim ah oo laxiriira guusha
2. Dhaqan gelinta xogtaas adigoo adeegsanaya qaaciddada guusha
PDF Kitap indir
YAZAR BİLGİSİ
YORUMLAR

Henüz yorum yapılmamış. İlk yorumu yukarıdaki form aracılığıyla siz yapabilirsiniz.

Gaziantep Oto Kiralama
Gaziantep Havalimanı Transfer
Gaziantep Oto Kiralama